Xiddig U Ciyaara Man City Oo Saxiixiisa U Soo bandhigay Barcelona

Xiddig aan laga rabin Manchester City ayaa isku soo bandhigay FC Barcelona sida laga soo xigtay SPORT, oo soo xigatay ilo aan la magacaabin.

Kalvin Phillips wuxuu ahaa ciyaaryahan heer caalami ah oo England ah markii ay City go’aansatay inay ka Soo bixiso lacag dhan 50 milyan Oo euro xagaagii 2022.

Si kasta ha ahaatee xiddiga ayaa si weyn ugu fashilmay Man city.

Xiddiga ayaa kaliya 31 kula u ciyaaray ka Hor inta uuna amaah uga tagin kooxda xagaagii hore.

Phillips ayaa haatan Saxiixiisa u Soo bandhigay kooxda Barcelona si uu ugu Biiro kooxda xagaaga.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga