WARBIXIN:10-Kii Saxiix Ee Ugu Fiicnaa man United Oo La Soo Saaray.

Manchester United ayaa aheyd kooxda ugu awooda badan kubada cagta Ingariiska tan iyo markii la aasaasay horyaalka Premier League, iyadoo ku guuleysatay 13 koob waana rikoodh ayna cidna u dhawayn.

Xilligii Sir Alex Ferguson, Red Devils ayaa soo jiidatay xiddigo badan oo heer caalami ah oo ay ku samaysay taariikh cajiib ah.

Guushan laga gaaray suuqa kala iibsiga ayaa keentay in ay ku guulaysato 13 horyaal oo kala duwan taariikhda kooxda.

Hadaba warbixintan waxan ku soo bandhigi doonaa 10-kii saxiix ee ugu fiicnaa taariikhda Man United:

1) Wayne Rooney – £33.5m  -> Everton, 2004

Rooney ayaa ah halyeey Man United ah waxana uu kooxda ku qaatay 13 xilli ciyaareed isaga oo kooxda kula guulaystay 5 horyaal iyo champions League waxana uu ka mid ahaa saxiixyadii ugu fiicnaa ee ay kooxdu samayso wakhtigii Sir Alex Ferguson.

2) Cristiano Ronaldo – £17m -> Sporting CP, 2003:

Marka aad magaciisa aragtid wax shaki ah kaama galayo in uu yahay mid ka mid ah xiddigaha ugu fiican taariikhda kubada cagta.

Ronaldo ayaa United kaga soo biiray Sporting Lisbon waxana uu magaciisa ku qoray taariikhda Old Trafford.

3) Rio Ferdinand – £41.5m from Leeds, 2002

4) David de Gea – £22.5m from Atletico Madrid, 2011

5) Ruud van Nistelrooy – £25.5m from PSV Eindhoven, 2001

6) Edwin van der Sar – £3.5m from Fulham, 2005

7) Nemanja Vidic – £9.5m from Spartak Moscow, 2006

8) Robin van Persie – £27.5m from Arsenal, 2012

9) Patrice Evra – £7m from Monaco, 2006

10) Michael Carrick – £24.5m from Tottenham, 2006

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga