WARBIXIN: Xiddigaha Laba Gool Ka Dhaliyay Final champions League Oo La Shaaciyay Ka Hor Final champions League

In ciyaartoygu dhaliyo Hal gool Final champions League waa mid xiddig kasta ku riyoodo ka Hor Final-ka.

Laakiin in uu xiddiga dhaliyo 2 gool Final champions league ah waa mid cajiib ah Oo ay saameeyeen xiddigo tiro yar.

Waxa jira xiddigo dhawr ah Oo Final champions league dhaliyay 2 gool.

Maadama maanta la Ciyaari Doonto Final tartanka waxa aan Halkan ku Soo bandhigi Doonaa xiddigo dhaliyay 2 gool champions league final.

Xiddigii Hore ee Real Madrid bale ayaa ah Xiddigii ugu dambeeyay ee 2 gool ka dhaliya final champions League ah.

2 Gareth Bale (Real Madrid 3-1 Liverpool, 26/05/2018)

2 Hernán Crespo (AC Milan 3-3aet Liverpool, Liverpool win 3-2 on pens, 25/05/2005)

2 Filippo Inzaghi (AC Milan 2-1 Liverpool, 23/05/2007)

2 Daniele Massaro (AC Milan 4-0 Barcelona, 18/05/1994)

2 Diego Milito (Bayern 0-2 Inter, 22/05/2010)

2 Karl-Heinz Riedle (Dortmund 3-1 Juventus, 28/05/1997)

2 Cristiano Ronaldo (Juventus 1-4 Real Madrid, 03/06/2017)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga