Shaxdii Uu Xulka Brazil Ku Ciyaaray Kulankii Ugu Dambeeyay Ee Ay La Ciyaareen Xulka England.

Xulka Brazil ayaan wakhti fiican qaadan markii ugu dambaysay ee ay booqdeen England.

Xulka qaranka Brazil ayaa ka hor iman doona xulka England markii ugu horaysay tan ilaa 2013 iyada oo xulka doonayo in ay ka aarsaan xulka England.

Wakhtifaas xulka Brazil waxa u ciyaarayay xiddigo Halyeeyo ah kana mid ah xiddigaha ugu fiican taariikhda kubada cagta.

Ronaldinho, Neymar Oscar iyo xiddigo kale ayaa u ciyaarayay xulka qaranka Brazil kulankii ugu dambeeyay ee ay ka hor tageen xulka England.

Xulka Brazil ayaa la filayaa in ay u ciyaaraan xiddigo ay ka mid yihiin Vini Jr, Richarlison, Paqueta iyo xiddigo kale.

Luiz Felipe Scolari's starting XI for the Wembley friendly against England in February 2013

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga