Shax Laga Sameeyay Xiddigo Ay Arsenal Iska Diiday Ama Ku Fashilantay Saxiixooda Laakiin Fashilmay In Ay Is Muujiyaan.

Inta badan kubada cagta in aad saxiix ku fashilanto ama aad iska diido waxa ay noqotaa mid laga shaleeyo.

Arsenal ayaa marar badan iska diiday saxiixyo xiddigo ama ku fashilantay kuwo kale inkasta oo ay doonayeen saxiixooda.

Xiddiga Mudryk ayaa ah xiddigii ugu dambeeyay ee ay Arsenal aad u doonaysay saxiixa xiddiga laakiin ay ku fashilantay saxiixiisa maadama uu doortay chelsea.

Arsenal ayaa haatan ka mahad celinaysa in ayna u dhaqaaqin saxiixa xiddiga maadama uu ku fashilmay chelsea ilaa haatan.

Xiddigaha Sancho, Lemar, Balotelli ayaa sidoo kale ka mid ah xiddigo ay Arsenal doonaysay laakiin ku biiray kooxo kale isla markaas ku fashilmay.

Arsenal's full XI of transfers they missed out on

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga