Shaxda Laga Yaabo In Ay Arsenal Kaga Hor Tagto Luton Town.

Kooxda Arsenal ayaa isku diyaarinaysa kulanka ay la ciyaari doonto kooxda Luton Town kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Gunners ayaa doonaysa in ay ku soo laabato wadada guulaha kadib markii bar-baro la galeen Man City bilowgii todobaadkii.

Mikel Arteta iyo kooxdiisa ayaa diyaar u ah in ay wax walba u sameeyaan sidii ay u badin lahaayeen kulankan.

Waxa la filayaa in uu Arteta ku soo galo shaxda mida ugu adag marka loo eego in ay haystaan xiddigaha ugu fiican oo taam ah.

Goolhaye: David Raya.

Daafaca: Takehiro Tomiyasu; William Saliba; Gabriel; Oleksandr Zinchenko.

Khadka dhexe: Declan Rice; Thomas Partey; Martin Odegaard;

Weerar: Leandro Trossard; Gabriel Jesus; Gabriel Martinelli

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga