Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Real Madrid Iyo Bayern Munich Ka Hor Kulanka Oo La Soo Saaray.

Laba kooxood oo hexdooda ku guulaystay 20 koob oo yurub ah ayaa isaga or iman doona Bernabue iyada oo ay Real Madrid la ciyaari doonto Bayern Munich.

Todobaadkii hore oo ay labada kooxood isaga hor yimaadeen kulanka waxa uu ku soo dhamaaday bar-baro 2/2 ah.

Tan ilaa markii ay wada ciyaareen labada kooxood Real Madrid ayaa ku guulaystay horyaalkii 36-aad ee taariikhdooda halka  Bayern Munich guuldaro kala kulantay kooxda Stuttgart.

Ka hor kulankooda waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood.

Kooxda Bayern Munich ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 7 xiddig.

Real Madrid ayaa dhinaceeda shaxda ku leh 4 xiddig.

 

RMA-BAY combined XI

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga