Update: Xulalka U Gudbay Wareega 32 Koobka Adduunka.

Waxa meel xiiso leh maraya tartanka koobka adduunka oo la ciyaarayo kulamadii wareega 2-aad ee tartanka.

Xulalka ayaa u dadaalaya sidii ay ugu gudbi lahaayeen wareega xiga ee tartanka si ay uga sii qayb ahaadaan tartanka.

Ilaa haatan waxa jira laba xul oo si Rasmi ah u xaqiiqsaday booskooda wareega 32-ka tartanka koobka adduunka.

Xulalka marti galinaya tartanka ee Mexico iyo America ayaa si Buuxda ugu soo baxay wareega xiga ee tartanka.

Xulalka ilaa haatan u soo baxay wareega 32-ka koobka adduunka.

Mexico

America

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga