Mushaharka Ay Bixiyeen Kooxaha Premier League Xilli Ciyaareedkii Hore Oo La Soo Saaray.

Mushaarka kooxaha Premier League ayaa la shaaciyay xilli ciyaareedkii hore.

Gunners ayaa ku dhameysatay kaalinta labaad iyadoo ka dambeysa Manchester City dhamaadkii xilli ciyaareedkii 2022/23 inkasta oo ay ahayd kooxda 5-aad ee ugu mushaharka badan iyaga oo bixiyay lacag dhan 235 milyan euro.

Kooxda Mikel Arteta ayaa aad uga fogaa Man City – kuwaas oo haysta mushaharka ugu qaalisan oo dhan £423m.

Laakiin farqiga ugu yaabka badan ayaa ah Arsenal iyo saddexda kooxood ee Liverpool [£373m], Chelsea [£340m] iyo Man Utd [£331m].

Biilka mushaharka kooxda Waqooyiga London ayaa u dhexeeya £96m iyo £138m in ka yar saddexdaas kooxood, waa tirokoob cajiib ah, gaar ahaan marka aad tixgeliso dhibaatada ay wajahayeen.

Halkan Kaga Bogo Mushaharka ay bixiyeen kooxaha premier League.

All Premier League clubs' wage bills as of last season or earlier

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga