Man United Vs Arsenal: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray.

Kooxaha Man United iyo Arsenal ayaa isaga Hor iman doona kulan adag Oo premier league ah.

Labada kooxood ayaa ku jira xaalado kala duwan ka Hor kulanka.

Arsenal ayaa raadinaysa ku guulaysiga horyaalkii ugu horeeyay Muddo 20 Sano ah iyaga Oo Hal dhibic ku hogaamiya Horyaalka.

Dhinaca kale Man United Ayaa ku jirta xaalad adag iyaga Oo ku jira kaalinta 8-aad ee kala saraynta horyaalka premier league.

Ka Hor kulankooda waxa la Soo Saaray shaxd isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood.

Kooxda Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga Oo ku leh 6 Xiddig.

Man United Ayaa dhinaceeda ku leh 5 Xiddig.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga