Tababaraha Kooxda chelsea ee Enzo Maresca ayaa isku qoray taariikhda horyaalka premier League.
Tababaraha ayaa kooxdiisa ku hogaamiyay guul weyn oo ka gaadheen kooxda Wolves kulan ka tirsanaa premier League.
Kadib guushaas, Tababaraha kooxda chelsea ee Enzo Maresca ayaa isku qoray taariikhda horyaalka premier League.
Enzo Maresca ayaa noqday tababarihii ugu horeeyay ee taariikhda premier League kooxdiisu dhaliso 6 gool kulankiisa ugu horeeya ee martida taariikhda tartanka.
Be the first to comment