Dib U Eegid: Bukayo Saka Arsenal Xasuusiyay Thierry Henry.

Xiddiga kooxda Arsenal ee Buakyo Saka ayaa sii wada wacdarihii uu ka dhigayay kooxda Arsenal.

Xiddiga garabka ka ciyaara ayaa caawiye ka noqday goolka ay dhalisay kooxda Arsenal kulankii Brighton.

Kadib caawintaas, Saka ayaa caawiye ka noqday gool 3-dii kulan ee ugu horaysay horyaalka premie League xilli ciyaareedkan.

Sidaas darteed Saka ayaa noqday xiddigii ugu horeeyay ee caawiye ka noqda gool 3-dii kulan ee ugu horaysay xilli ciyaareedka tan ilaa Thierry Henry.

Halyeeyga kooxda Arsenal ee Thierry Henry Ayaa sidaas sameeyay xilli ciyaareedkii 2004/2005.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga