DEG-DEG: Man City Oo Dhamaystirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Suuqa Xagaaga.

Kooxda Man City ayaa dhamaystirtay saxiixa xiddiga Sávio oo ay kala soo wareegtay kooxda Girona.

Man City ayaa la soo saxiixatay xiddiga Savio oo ay ka dhigayso saxiixeedii ugu horeeyay ee suuqa xagaaga

Romano ayaa xaqiijiyay in Man City ay dhamaystirtay wax walba oo ku saabsan heshiiska xiddiga Savio ee Man City.

Savio ayaa si Rasmi ah ugu biiri doona kooxda Man City dhamaadka xilli ciyaareedkan gaar ahaan bisha July.

Kooxda Man City ayaa sidaas ku dhamaystirtay saxiixii ugu horeeyay ee suuqa kala iibsiga xagagaa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga