DEG-DEG: Liverpool Oo Ku Dhaw Saxiixa Xabi Alonso.

Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhawdahay saxiixa tababaraha kooxda Bayer Leverkusen ee Xabi Alonso sida ay sheegayaan wararku.

Sida laga soo xigtay Saxafiga Sacha Tavolieri Liverpool ayaa ku dhaw in a Xabi u magacawdo tababarohooda cusub ee xilli ciyaareedka dambe.

Xabi Alonso ayaa qaab ciyaareed cajiib ah ku hogaaminaya Leverkusen iyaga 8 dhibcood ka horeeya kooxda Bayern Munich.

Xabi Alonso oo aad ugu dhow Liverpool FC…. Macallinka reer Spain ayaa go’aankiisa caddeeyey ka dib wadahadalo dhowr ah uu la qaatay maamulka Liverpool.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga