DEG-DEG: Isku Aadka Wareega Semi-final-ka Champions League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo saaray isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka champions League oo ay ka soo bexeen kulamo xiiso iyo xamaasad leh.

UEFA ayaa soo saartay isku aadka wareega 8 Dhamaadka iyo waliba Semi-final-ka tartanka Champions League.

8 dhamaadka ayay ka soo bexeen kulamo xiiso leh iyada oo Arsenal la ciyaari doonto Bayern halka ay Real Madrid iyo Man City wada ciyaari doonaan.

Kadib isku aadka 8 dhamaadka waxa ay UEFA Soo saartay Kulamada Semi-final-ka ama 4 dhamaadka tartanka champions League.

Halkan Kaga bogo kulamada Semi-final-ka tartanka

Atletico Madrid Vs Borussia Dortmund  PSG Vs Barcelona

Arsenal Vs Bayern Munich / Real Madrid Vs Man City

1 Comment

Dhiibo Fikirkaaga