DEG-DEG: Arsenal Vs Bayern Munich, Man City Vs Real Madrid & Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Champions League Oo La Soo Saaray

Waxa la soo saaray isku aadka wareega 8 dhamaadka tartanka champions Leaugu oo ay kulamo xiiso leh ka soo bexeen.

Kooxaha Man City, Arsenal, Real Madrid, Barcelona, Atletico Madrid, Bayern Munich, Dortmund iyo PSG ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega 8 dhamaadka.

Kulamada ugu xiisaha badan ayaa ah kulamada dhexmari doona Arsenal Vs Bayern Munich iyo Waliba kulanka Real Madrid Vs Man City

Halkan Kaga Isku Aadka oo dhamaystiran:

Arsenal Vs Bayern Munich
Atletico Madrid Vs Borussia Dortmund
Real Madrid Vs Man City
PSG Vs Barcelona

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga