RASMI: Isku Aadka 8 Dhamaadka & Semi-Final-ka Europa League Oo La Sameeyay

Waxa la soo saaray isku aadka wareega 8 Dhamaadka tartanka Europa League.

Kooxaha ka qayb galaya tartanka ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega xiga.

Kooxda Liverpool ayaa ku aaday Atalanta wareega 8 Dhamaadka tartanka Europa League.

Kulamada kale ayaa ah Benfica vs Marseille halka kulanka kale yahay Leverkusen vs West Ham.

Kulanka ugu xiisaha badan ee wareegan ayaa ah kulanka ay isaga hor iman doonaan labada kooxood ee Milan vs Roma.

Halkan Kaga bogo 8 dhamaadka euro league:

Milan vs Roma

Benfica vs Marseille

Leverkusen vs West Ham.

Liverpool Vs Atalanta

Isku Aadka wareega Semi-final-ka tartanka Europa Leageu:

Liverpool or Atalanta 🆚 Benfica or OM.

AC Milan or AS Roma 🆚 Bayer Leverkusen or West Ham.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga