David Raya Oo Magacaabay Xiddig Ka Fiican Erling Haaland

Goolhayaha kooxda Arsenal David Raya ayaa sheegay xiddiga ka fiican Xiddiga kooxda Man City ee Erling Haaland.

Isagoo ka mid ah, haddii uusan ahayn ciyaaryahanka ugu fiican adduunka, Haaland waxaa badanaa la barbar dhigaa Harry Kane ilaa xitaa Kevin De Bruyne mararka qaarkood.

Xiddiga 23 jirka ah ayaa mar kasta noqda xiddiga la doorto Marka la bar-bardhigayo xiddigaha kale.

Laakiin Raya ayaa sheegay in uu xiddiga PSG ee Kylian Mbappe ka Fiicantahay xiddiga Haaland.

Markii wax laga waydiiyay midka fiican Xiddigaha Haaland iyo Mbappe ayuu Raya ku Jawaabay”Mbappe”

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga