Tartanka Koobka adduunka ayaa maraya wareegii 2-aad ee tartanka iyada oo la ciyaarayo kulamo xiiso iyo xamaasad leh.
Xulalka ayaa u dadaalaya in ay ka sii qayb ahaadaan tartanka oo ayna ka hadhin laakiin waxa jira xulal haatanba nasiibkoodu caawin waayay.
Inkasta oo kaliya la marayo wareegii 2-aad isla markaas aanan xulalku ciyaarin kulamadii ugu dambeeyay ee wareega hadana waxa jira xulal ka hadhay tartanka koobka adduunka.
Waxa kla xaqiiiyay laba xul oo haatanba la xaqiijiyay in ay boorsooyinkooda ka qaadan doonana isla markaas ka hadhay tartanka.
Xulalka Haiti iyo Turkey ayaa noqday labadii xul ee ugu horeeyay ee si Buuxda uga hadhay tartanka koobka adduunka.
Halkan kaga bogo Xulalka boorsooyinkooda durba ka qaadanaya Koobka Adduunka:
Turkey
Haiti.
Be the first to comment