Kooxda Liverpool ayaa bilowday in ay dhamaystirto saxiixyo saacadaha ugu dambeeya ee suuqa kala iibsiga January.
Liverpool ayaa la dhibaatoonaysa dhaawacyo daafaca ah iyada oo dhaawacyo ku weyday xiddigo muhiim ah xilli ciyaareedkan.
Slot ayaa doonaya in uu xoojiyo daafaciisa ka hor inta uuna xidhmin suuqa kala iibsiga January maalinta Isniinta.
Liverpool ayaa wadahadalo kula jirta kooxda Sunderland iyaga oo ka doonaya saxiixa xiddiga Lutsharel Geertruida.
Xiddiga Lutsharel Geertruida ayaa ka ciyaari kara daafaca Midig, Bidix, daafaca dhexe Iyo waliba Khadka dhexe.
Xiddiga Lutsharel Geertruida ayaa horay Slot ugula soo shaqeeyay kooxda Feyenoord.
Be the first to comment