Waxa la soo afjaray kulamadii 3-aad ee heerka Group-yada champions League oo meel xiiso leh maraya.
Kooxaha Arsenal, Man City, Real Madrid, Barcelona iyo Liverpool ayaa badiyay kulamadoodii ay ciyaareen.
Sidoo kale kooxaha Newcastle, Athletico Club, PSV, Dortmund Bayern Munich ayaa sidoo kale badiyay kulamadii ay ciyaareen.
Kadib dhamaadkii kulamada la ciyaaray UEFA ayaa shaacisay shaxda ugu fiican todobaadka champions League.
11 Kooxood ayaa shaxda ku leh min hal xiddig kadib qaab ciyaareedkoodii ay soo bandhhigeen.
Be the first to comment