Xiddigaha Goolasha Ugu Badan Ka Dhaliyay Final Champions League

In uu xiddigu gool ka dhaliyo champions League waa mid aad Muhiim u ah. Xiddig kasta oo kubada cagta ah waxa uu jecelyahay in uu magaciisu ka soo muuqdo gooldhaliyayaasha champions league.

Xiddiga Cristiano Ronaldo ayaa ah xiddiga goolasha ugu badan ka dhaliyay Final champions league taariikhda tartanka.

Xiddiga ayaa dhaliyay 4 gool final champions league isaga oo ah xiddiga ugu badan.

Waxa ku xiga xiddiga reer Wales ee Gareth Bale kaas oo dhaliyay 3 gool final champions league.

Hadaba Halkan kaga bogo xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay Champions League.

4 Cristiano Ronaldo (Man United, Real Madrid)

3 Gareth Bale (Real Madrid)

2 Samuel Eto’o (Barcelona)

2 Filippo Inzaghi (AC Milan)

2 Daniele Massaro (AC Milan)

2 Lionel Messi (Barcelona)

2 Sergio Ramos (Real Madrid)

2 Raúl González (Real Madrid)

2 Mario Mandžukić (Bayern, Juventus)

2 Hernán Crespo (AC Milan)

2 Diego Milito (Inter)

2 Karl-Heinz Riedle (Dortmund)

2 Vinícius Júnior (Real Madrid)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga