Tartanka Gool Dhalinta La Liga Oo Meel Xiiso Leh Maraya.

Ciyaartii Axaddii dhex martay Barcelona iyo Real Madrid ayaa saameyn weyn ku yeelatay marka ay timaado tartanka Pichichi ee gool dhalinta La Liga xilli cigaareedkan.

Tani waxay timid ka dib markii Kylian Mbappé uu dhaliyay saddexley kulankii La Liga.

Mbappe ayaa hogaanka u qabtay Tartanka gool dhalinta La Liga xilli cigaareedkan.

Mbappe ayaa dhaliyay 27 gool horyaalka  La Liga xilli cigaareedkan isaga oo 2 gool ka horeeya xiddiga Barcelona Robert Lewandowski.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga