Hansi Flick Oo Isku Qoray Taariikhda La Liga.

Tababaraha kooxda Barcelona Hansi Flick ayaa isku qoray taariikhda.

Tan ayaa timid kadib markii Barcelona guushii ugu dambaysay ka gaadhay kooxda ay xafiiltamaan ee Real Madrid.

Kulanka ayaa ku dhamaaday ciyaar xiiso leh oo Lagu kala dhaliyay 7 gool.

Kadib natiijada tababare Hansi Flick ayaa isku qoray taariikhda.

Tababaraha reer Germany ayaa badiyay dhamaan 4-tii kulan ee uu ka hor tagay Real Madrid.

Hansi Flick waa macalinkii labaad ee taariikhda El Clásico ku guuleysta afartiisii ​​kulan ee ugu horeysay, ka dib Pep Guardiola.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga