PSG Oo Rikoodhayaal Ku Reebtay Liverpool.

Kooxda PSG ayaa garaacday Liverpool iyaga oo iska xaadiriyay Quarter-Final-ka champions League.

PSG ayaa daqiiqadii 12-aadba dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Dembele kaas oo ciyaarta ka dhigay 1/0.

Labada kooxood ayaa u dagaalamay sidii ay u dhalin lahaayeen goolal kale laakiin uma suurtagalin.

Ciyaarta ayaa ku dhamaatay 1/0 ay PSG ku badisay waxana ay ciyaartu ku dhamaatay bar-baro labada kulan ah.

Rikoodhayaal ayaa la iska aaday waxana ay guushu ku raacday PSG iyada oo laba xiddig oo Liverpool ah laga qabtay rikoodhada.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga