Real Madrid Mise Atletico Madrid? Odegaard Oo Doortay Kooxda Uu Doonayo In Uu Ka Hor Tago Wareega Xiga.

Xiddiga kooxda Arsenal ee Martin Odegaard ayaa sheegay kooxda uu Doonayo in ay Arsenal ku Aado Wareega 8 dhamaadka tartanka Champions League.

Arsenal ayaa Tallaabo u qaaday u gudbista wareega 8 dhamaadka kadib markii ay xasuuqeen PSV lugta hore ee wareega 16-ka Champions League.

Arsenal ayaa midkood la ciyaari doonta kooxaha reer Madrid ee Real ama Atletico wareega 8 dhamaadka.

Odegaard ayaa sheegay in uu jeclaan lahaa in uu ka ciyaaro Madrid isaga oo aan kala dooran kooxaha

“Waxa fiicnaan doonta in aan ku laabto Madrid Kuna ciyaaro”.

“Koox kasta ay tahay diyaar ayaanu u nahay”

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga