Xaqiiqooyinka Laga Diwaan Galiyay Isku Aadka Tartamada Yurub.

Waxa la sameeyay isku aadka wareega 16-ka ee tartamada yurub iyada oo kooxuhu ogaadeen kooxaha ay la ciyaari doonaan wareega xiga.

Tartamada champions League, Europa League Iyo Conference League ayaa dhamaantood  la sameeyay isku adkooda.

Halkan Kaga Bogo xaqiiqooyin laga diwaan galiyay isku aadyada.

Kooxaha Liverpool iyo PSG ayaa isaga hor iman doona wareega 16-ka ee tartan weyn oo Yurub ah markii ugu horaysay tan iyo markii ay gaadheen semi-finalka koobka ku guulaysta koobka 1996/97 (Pariss ayaa ku badisay 3-2 celcelis ahaan).

Arsenal lagama badinin shantii kulan ee ay garoonkeeda kula ciyaartay PSV (W3 D2); Kulamadii ugu badnaa ee ay garoonkooda ku ciyaaraan koox ka soo horjeeda tartamada Yurub iyaga oo aan waligeed laga badin.

Manchester United ayaan wax guul ah gaarin saddexdii kulan ee ay gurigeeda ku ciyaartay tartanka UEFA Europa League oo ay kula ciyaartay kooxaha ka soo jeeda Basque Country:

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga