Arsenal ayaa laga yaabaa in ay suuqa u gasho weeraryahan cusub suuqa Janaury iyaga oo isha ku haya in ay sii waxana tartanka Premier League.
Bukayo Saka ayaa muddo garoomada ka maqnaan doona kadib markii qaliin looga sameeyay muruqa mana haystaan badalkiisa tooska ah.
Arsenal ayaa sidaas darteed suuqa u gali doonta saxiixa Xiddig buuxin Kara booska Saka.
Waxa aan halkan ku soo bandhigi doonaa xiddigo ay Arsenal u dhaqaaqi karto Suuqa January.
- Bryan Mbeumo
- Mohammed Kudus
- Antoine Semenyo
- Nico Williams
- Kingsley Coman
- Leroy Sane
Be the first to comment