DEG-DEG: Man City Oo Dhaawac Halis Ah Ku Wayday Xiddig Muhiim Ah.

Kooxda Man City ayaa dhaawac halis ah ku wayday xiddiga Khadka dhexe ee Rodri kulanka haatan socda ee Arsenal iyo Man City.

Xiddiga khadka dhexe ee Rodri ayaa u muuqda mid uu soo gaadhay dhaawac halis ah intii ay socotay ciyaarta.

Xiddiga reer Spain ayaa ka dhaawacmay jilibka waxana uu dalbaday in la badalo kadib markii uu sii wadan kari waayay ciyaarta.

Xiddiga Rodri aya lagu badalay xiddiga khadka dhexe ee Mateo Kovacic kaas oo soo galay ciyaarta.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga