Xiddig U Ciyaara Arsenal Oo Laga Yaabi In Uu Ka Tago kooxda

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal Thomas Partey ayaa khubaro badan u soo jeediyeen inuu ka tago kooxda.

Ciyaaryahanka reer Ghana ayaa la dhibtoonayay arrimo dhaawac xilli ciyaareedka oo dhan, waxan uu kooxda ka maqnaa kulamo badan.

saxafiga Fabrizio Romano, Arsenal ayay u badan tahay inay iska iibiso xiddiga khadka dhexe.

Partey ayaa door muhiim ah ka ciyaaray kulamadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka laakiin waxa uu saaxiib la noqday dhaawac.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga