La Ogaaday: Tababare 3 Jeer Iska Diiday In Uu Badalo Klopp Oo La Ogaaday

Tababarihii dookha 1-aad ee Liverpool ayaa sheegay in uu laba jeer diiday in uu badalo Klopp.

Liverpool ayaa bishii January Bilowday raadinta badalka Klopp kas Oo Sheegay in uu isaga tagayo kooxda dhamaadka xilli ciyaareedka.

Maamulka Liverpool ayaa doonayay in ay caawihii Klopp ka dhigaan badalkiisa halkii ay Tababare cusub u dhaqaaqi lahaayeen.

Pep Lijnders Oo ahaa gacanta midig ee Klopp ayay maamulka kooxdu u Soo bandhigeen in uu noqdo Badalka Jurgen Klopp.

Wareysi uu siiyay The Athletic, Lijnders ayaa la weydiiyay inuu waligii isu soo bandhigay shaqada Liverpool.

“Jurgen ayaa wax iga weydiiyey dhowr jeer sannadihii u dambeeyey,” ayuu ku jawaabay Lijnders.

“Xilli ciyaareedkii ka horeeyay waxaan su’aasha ka helay Jurgen iyo laba jeer xilli ciyaareedkan, laakiin mar kasta waxaan idhi ‘maya

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga