Cristiano Ronaldo ayaa ka tagay Real Madrid xagaagii 2018 waxana la soo saaray Liiska xiddigaha ugu goolasha badan tan ilaa wakhtigaas.
Sagaal sano oo uu joogay Spain, Ronaldo ayaa dhaliyay 311 gool oo La Liga ah 292 kulan oo uu saftay, waxaana uu celcelis ahaan dhaliyay 80.8 daqiiqo oo kasta.
Warbixintan waxa lagu soo bandhigayaa xiddigaha goolasha ugu badan ka dhaliyay tan ilaa bixitaankii Ronaldo.
Messi ayaa ku jira kaalinta 2-aad xiddigaha ugu goolasha badan intii uu ka tagay Ronaldo kooxda Real Madrid.
1.Karim Benzema – 111 goals:
Ka dib bixitaankii Ronaldo ee Real Madrid, Benzema ayaa isla markiiba qaatay hogaaminta kooxda isaga oo noqday xiddiga 1-aad.
Kadib bixitaankii Ronaldo, Gooldhalinta Benzema ayaa kor u kacday isaga oo dhaliyay 111 gool 163 kulan oo uu ciyaaray.
2.Lionel Messi – 91 goals:
Inkasta oo la odhn karo Messi waa xiddiga ugu fiican taariikhda La Liga hadana waxa uu dhaliyay kaliya 91 gool kadib markii uu Ronaldo ka tagay kooxda Real Madrid waxana uu ciyaaray 102 kulan.
3.Iago Aspas – 91 goals
4.Gerard Moreno – 76 goals
5.Antoine Griezmann – 75 goals
6.Luis Suarez – 69 goals
7.Ante Budimir – 65 goals
8.Youssef En-Nesyri – 64 goals
9.Joselu – 62 goals
10.Joselu – 62 goals
Be the first to comment