WARBIXIN: 21 Saxiix Ee Ugu Xumaa Xilli Ciyaareedkii Dhamaaday

Saxiixyada ay kooxuhu sameeyaan waa wax aan la saadaalin Karin.

Waxa jira saxiixyo guulaysta laguna faa’iido halka ay sidoo kale jiraan xiddigo si weyn u fashilmay.

Waxa soo dhamaaday xilli ciyaareed adag oo horyaalada kala duwan ah iyada oo xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed heer sare ah.

Sidoo kale waxa jira xiddigo si weyn u fashilmay oo aan soo bandhigin qaab ciyaareedkii laga filayay.

Hadaba warbixintan waxan ku soo badhigi doonaa 21 saxiix ee sida weyn u fashilmay xilli ciyaareedka.

1.Sandro Tonali – Newcastle (£60m):

Xiddigan lama odhan karo waxa uu ku fashilmay garoonka dhexdiisa laakiin maadama dusha laga saaray ganaax weyn waxa la odhan karaa waa xiddig fashilmay marka la eego qiimaha laga soo bixiyay.

2.Randal Kolo Muani – Paris Saint-Germain (£77m)

Kooxda Parisiians ayaa lacag badan ku bixisay sidii ay u keeni lahaayeen Kolo Muani, iyaga oo doonayay in ay Mbappe ku qanciyaan in uu sii joogo kooxda Laakiin xiddiga ayaa si weyn ugu fashilmay isaga oo aan wax saamayn ah la yeelan kooxdiisa.

3.Moises Caicedo – Chelsea (£115m):

Chelsea ayaa rikoodhka suuqa u jabisay si ay Moises Caicedo u keenaan kooxda kadib markii uu iska diiday Liverpool.

Laakiin xiddiga ayaan ka soo bixin shaqadiisa waxana uu si weyn ugu fashilmay kooxda Chelsea.

4.Kalvin Phillips – West Ham (Amaah)

5.Mason Mount – Manchester United (£60m)

6.Oriol Romeu – Barcelona (£7m)

7.Jordan Henderson – Ajax (Xor)

8.Joao Felix – Barcelona (Amaah)

9.Vitor Roque – Barcelona (£25.6m)

10.Naby Keita – Werder Bremen (Xor)

11.Renato Sanches – Roma (Xor)

12.Manuel Ugarte – Paris Saint-Germain (£52m)

13.Leonardo Bonucci – Union Berlin (Xor)

14.Joao Cancelo – Barcelona (Amaah)

15.Felix Nmecha – Borussia Dortmund (£26m)

16.Folarin Balogun – Monaco (£34m)

17.Fabio Carvalho – RB Leipzig (Amaah)

18.Ansu Fati – Brighton (Amaah)

19.Bryan Zaragoza – Bayern Munich (£13m)

20.Gio Reyna – Nottingham Forest (Amaah)

21.Kim Min-jae – Bayern Munich (£43m)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga