
Khadka dhexe ayaa haatan ah booska ugu muhiimsan kubada cagta.
Hadii khadka dhexe lagaaga adkaado waxa lagaa badinayaa kulanka.
Wakhtigan waxa jira xiddigo badan Oo khadka dhexe kuwaas Oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira
Hadaba Halka. Waxa aan ku Soo bandhigi Doonaa 10-ka xiddig Khadka Dhexe ee ugu fiican sanadkan.
1.RODRI, Manchester City/Spain
Rodri 74-kulan oo uu guuldarro la’aan tartamada oo dhan, kaasoo ku dhammaaday guuldaradii ugu dambeysay ee FA Cup-ka ee Man United, ayaa ah tii ugu dheereyd abid ee tartamada heerka koowaad ee Yurub
2.Jude BELLINGHAM, Real Madrid/England
Bellingham ayaa dhaliyay afar guule oo wakhtiga dhimashada ah xilli ciyaareedkan, taas oo ka dhigaysa mid ka mid ah hogaamiyayaasha 5-ta horyaal ee ugu waaweyn Yurub tartamada oo dhan.
3.Martin ODEGAARD, Arsenal/Norway
Waa xiddiga 3-aad ee ugu caawinta badan kaliya Watkins iyo palmer ayaa ka Badan.
4.Toni KROOS, Real Madrid/Germany
5.Declan RICE, Arsenal/England
6.Florian WIRTZ, Bayer
7.Aurelien TCHOUAMENI, Real Madrid/France.
8. PEDRI, Barcelona/Spain
9.Bruno FERNANDES, Manchester United/Portugal.
10.Kevin DE BRUYNE, Manchester City/Belgium.
Be the first to comment