Kooxda Arsenal ayaa lagu garaacay final-ka champions League iyada oo guuldaro rikoodhayaal ah kala kulantay kooxda PSG.
Arsenal ayaa ku hor martay goolka oo uu u dhaliyay xiddiga Kai Havertz laakiin Dembele ayaa u bar-bareeyay PSG.
Kooxda Ku guulaystay horyaalka ayaa looga badiyay rikoodhayaal iyada oo wali sugi doonta koobkeeda champions League.
Kadib guuldaradaas Arsenal ayaa Albaabka dambe ka gashay taariikhda champions League.
Kooxda Arsenal ayaa ah kooxda ugu badan ee ciyaartay tartanka champions League laakiin aan ku guulaysan taariikhdeeda.
Arsenal ayaa ciyaartay kulankii 226-aad ee taariikhdooda laakiin nasiib daro kuma guulaysan wali koobka.
Be the first to comment