Andoni Iraola ayaa qarka u saaran in uu Noqdo Tababaraha cusub ee kooxda Liverpool.
Iraola ayaa badalaya tababare Slot kaas oo Laga caydhiyay shaqada tababaranimo ee kooxda.
Liverpool Wadahadalo horumar leh kula jirta tababare Iraola si ay deg-deg ugu magacawdo tababarohooda cusub ee kooxda.
Ka horta Inta aan lagu dhawaaqin Tababaraha cusub ee kooxda waxa la Soo bandhigay sida ay noqon karto shaxda uu Iraola ku ciyaari karo xilli ciyaareedka dambe.
Goolhaye:
Alisson Becker;
Daafacyada:
Marco Palestra (saxiix cusub oo la saadaaliyay)
CB: Jeremy Jacquet
CB: Virgil van Dijk
LB: Milos Kerkez
Khadka Dhexe:
Ryan Gravenberch
Dominik Szoboszlai
Weerarka:
RW: Yan Diomande (beddelka la filayo ee Mohamed Salah)
AM: Florian Wirtz
LW: Bazoumana Toure (saxiix cusub oo la saadaaliyay)
CF: Alexander Isak
Be the first to comment