Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray kulamadii 31-aad ee horyaalka premier League iyada oo la ciyaaray Salaasadii, Arbacadii iyo Khamiistii.

Kooxaha Arsenal, Man City iyo Liverpool ayaa guul gaadhay kulamadi ay ciyaareen horyaalka premier League.

Dhinaca kale kooxda chelsea ayaa guul ka gaadhay Man United kulan ka dhacay Stamford Bridge kulan ka tirsanaa horyaalka.

Kadib kulamadii la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican todobaadka horyaalka premier League.

Kooxaha Brentford iyo Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo shaxda ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha Nottingham Forest, chelsea, Man United, Arsenal, Liverpool, West Ham iyo Burnley ayaa shaxda ku leh xiddigaha min hal xiddig.

PL TOTW GW31

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga