Shaxda Laga Sameeyay Xiddigaha Germany Ka Maqnaan Doona Tartanka Euro 2024 Oo La Soo Saaray

Xulka Qaranka Germany ayaa isku diyaarinaya tartanka Euro 2024 Oo lagu qaban doono dalkooda.

Tababaraha xulka Germany ayaa Soo Saaray liiska xiddigaha uu kaga qayb Gali doono tartanka.

Xulka Qaranka Germany ayaa ku hubaysan Xiddigo cajiib ah Oo Soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah xilli ciyaareedkan.

waxa jira xiddigo badan Oo Laga reebay xulka Germany ee ka qayb galaya Koobka euro 2024.

Waxa shaxda Laga sameeyay xiddigaha Laga reebay liiska xulka Germany ee ka qayb galaya tartanka Euro 2024.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga