RASMI: Xulka Italy Oo Soo Saaray Liiska Xiddigaha Ay Kaga Qayb Gali Doonaan Euro 2024.

Tababaraha Xulka qaranka Italy ayaa soo saaray Liiska xiddigaha uu kaga qayb gali doono tartanka euro 2024.

Xulka Italy ayaa isku diyaarinaya in ay difaacdaan tartanka oo ay ku guulaysteen markii ugu dambaysay.

Xiddiga Nicolò Fagioli ayaa ku soo laabtay xulka qaranka Italy ka hor bilaabashada tartanka.

Xiddigaha la soo saaray ayaa ah 30 xiddig waana liiska hordhaca ah ee xulka qaranka Italy.

Waxa Liiska laga saari doonaa 4 xiddig ka hor bilaabashada tartanka oo lagu qaban doono Germnay.

Halkan Kaga Bogo Liiska:

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga