Update: Kooxaha U Gudbay Wareega 8 Dhamaadka Champions Leageu.

Waxa la soo afjaray qayb ka mid ah kulamada wareega 16-ka champions League oo la ciyaaray Salaasadii iyo Arbacadii.

Waxa jira kooxo haatan xaqiiqsaday booskooda wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.

6  Kooxood ayaa haatan ogsoon in ay ka qayb ahaan doonaan wareega xiga ee tartanka ugu xiisaha badan yurub.

kooxahaas ayaa sugaya in ay ogaadaan 2-ta kooxood ee kale ee ka qayb ahaan doona wareega 8 dhamaadka tartanka champions League.

Halkan Kaga Bogo 4ta kooxood ee xaqiiqsaday booskooda wareega 8 dhamaadka champions Legaue:

Manchester City

Paris Saint-Germain

Bayern Munich

Real Madrid

Barcelona

Arsenal

Atletico Madrid

Dortmund

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga