Heshiiskii Ay Chelsea Ku Doonaysay Mike Maignan Oo Bur-Buray

Heshiiskii uu Goolhaye Mike Maignan ugu biiri lahaa Chelsea ayaa bur-buray sida ay sheegayaan wararku.

Sababta ayaa ah in Blues aysan dooneynin inay la kulmaan qiimaha ay Milan ku dooneyso goolhayaha.

Kooxda Premier League ayaa u aragta khidmadda inay tahay ‘canshuurta Koobka Adduunka’ waxayna go’aansadeen inay ka baxaan wada xaajoodka.

Khabiirka kubadda cagta Fabrizio Romano, ayaa ku soo qoray X: “Heshiiska Mike Maignan hadda waa uu ka dhammaaday Chelsea iyo AC Milan”.

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga