Dib U Eegid: Havertz Oo Sameeyau Rikoodh Uu Ronaldo Hooray U Dhigay.

Xiddiga kooxda Arsenal we Kai Havertz ayaa isku qoray taariikhda champions league.

Havertz ayaa dhaliyay goolka furitaanka Final Champions league.

xiddiga reer Germany ayaa hogaanka u dhiibay kooxda Arsenal daqiiqadii 5-aad.

Havertz ayaa isku qoray taariikhda champions league isaga oo ku xiddigo magac ku leh tartanka.

Xiddiga aya noqdya kaliya xiddigii 3-aad ee laba kooxood oo kala duwan u dhaliyay final Champions league.

Havertz ayaa horay final Champions league ugu dhaliyay kooxda chelsea haatana u dhaliyay Kooxda Arsenal.

Xiddigaha uu Havertz wadadooda maray ayaa kala ah Cristiano Ronaldo (Man Utd, Real Madrid)

Mario Mandzukic (Juventus, Bayern Munich)

Sidoo kale Kai Havertz ayaa noqday kaliya xiddiga 2-aad ee ku bilowda laba final Champions league isaga oo u ciyaaraya laba kooxood oo kala duwan kadib Ashley Cole oo sidaas sameeyay isaga oo u ciyaaraya chelsea iyo Arsenal.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga