DEG-DEG: Thiago Iyo Matip Oo Ka Tagay Liverpool.

Kooxda Liverpool ayaa xaqiijisay laba xiddig oo ka tagi doona kooxda dhamaadka xilli ciyaareedka.

Liverpool Ayaa Axada ciyaari doonta Kulankoodii ugu dambeeyay ee horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Reds ayaa xaqiijisay in xiddigaha Joel Matip iyo waliba Thiago Alcantara ay isaga tagi doonaan kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Heshiiska xiddigaha Joel Matip iyo waliba Thiago Alcantara ayaa dhici doona bisha dambe iyaga oo aan heshiis cusub u saxiixi doonin kooxda.

Xiddigaha Joel Matip iyo waliba Thiago Alcantara ayaa ka mid ahaa guulihii ay Liverpool gaadhay sanadihii ugu dambeeyay.

Koobabka ay xiddigaha xiddigaha Joel Matip iyo waliba Thiago Alcantara ay kula guulaysteen Liverpool waxa ka mid ah Champions League iyo Premier League.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga