DEG-DEG: Paul Pogba Oo 4 Sano Laga Ganaaxay Kubada Cagta, Sabab.

Xiddiga khadka dhexe ee Paul Pogba ayaa laga ganaaxay kubada cagta sida ay sheegayaan wararku.

Saxafiga Fabrizio Romano ayaa sheegay in muddo 4 bilood ah Paul Pogba laga ganaaxay kubada cagta.

Pogba ayaa lagu helay dambi ah in uu istcimaalay daroogo taas oo mamnuuc ka ah ciyaartoyada kubada cagta.

Xiddiga reer France ayaa muddo sugayay go’aankan iyada oo haatan la shaaciyay mustaqbalkiisa.

Pogba ayaa haatan garoomada ka ganaaxnaan doona muddo 4 sano ah kadib dambiga lagu helay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga