DEG-DEG: Man City Oo Dhirbaaxo La Kulantay Ka Hor Final-ka FA Cup-ka.

Kooxda Man City ayaa war xun ka heshay xaalada tababarka ka hor kulanka adag ee Final-ka FA Cup-ka.

Man City ayaa 25 Bishan haatan lagu jiro la ciyaari doonta Man United final-ka tartanka FA Cup-ka.

Waxa la xaqiijiyay in Goolhayaha Ederson uu seegi doono Final-ka tartanka FA Cup-ka.

Goolhayaha reer Brazil ayaa ku dhaawacmay kulankii Tottenham ee horyaalka premier League.

Kooxda Man City ayaa xaqiijisay in Ederson uu seegi doono 2-da kulan ee uGu dambeeya xilli ciyaareedka.

Man City ayay u hadheen 2 kulan oo kala ah kulan FA Cup-ka ah Iyo kulan premier League ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga