
Kooxda Liverpool ayaa dhamaystirtsy Saxiixiisa Tababare Arne Slot si uu u badalo Klopp kaas Oo ka tagaya kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Liverpool ayaa 48 saac ee la Soo dhaafay wadahadalo kula jirtay Feyenoord si ay u dhamaystiraan saxiixa tababare Arne Slot.
Haatan Waxa la Xaqiijiyay in ay Liverpool dhamaystirtay Saxiixiisa Tababare Arne Slot
Slot aya shaqada Liverpool la wareegi doona dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Sidoo kale Slot ayaa Feyenoord ka Soo qaadan doona dhamaan caawiyayaashiisa.
Be the first to comment