Waxa si Rasmi ah loo soo saaray jadwalka premier League xilli ciyaareedka 2026-27.
Horyaalka 2026-27 ayaa bilaaban doona 22 Bisha August waana wakhti aad uga dambeeya wakhtigii lagu yaqaanay waxana sabab u ah in ciyaartoyada la siinayo fursad ay ku helaan nasiino kadib koobka adduunka.
Si kastaba ha ahaatee, ciyaaraha furitaanka ee habeenka Jimcaha ayaa sii badanaya sannadihii dambe, waxaana la filayaa in kulanka furitaanka uu dhaco maalin ka hor, taasoo ku beegan 21-ka August.
Kooxda Arsenal ayaa difaacashada premier League ku bilaabanaysa kulan ay la ciyaari doonto kooxda Coventry City.
Arsenal vs Coventry City –
Hull City vs Manchester United –
Everton vs Crystal Palace –
Ipswich Town vs Sunderland –
Nottingham Forest vs Leeds United –
Brentford vs Tottenham Hotspur –
Brighton vs Aston Villa –
Manchester City vs Bournemouth –
Newcastle United vs Liverpool –
Fulham vs Chelsea –
Be the first to comment