DEG-DEG: Juventus Oo Tijaabada Caafimaadka Marinaysa Xiddig Ka Ciyaara England.

Sky Italy ayaa ku warameysa in Carlos Alcaraz uu maanta tijaabada caafimaadka u marayo Juventus ka hor inta uusan uga soo biirin Southampton heshiis uu ugu dambeyntii ku kacayo in ka badan 45 milyan oo euro.

Tijaabada caafimaad ayaa ka socota dalka Ingiriiska, haddii ay ku guuleystaan, wuxuu u duuli doonaa Turin caawa.

Heshiiska ayaa lagu wadaa inuu noqdo amaah bilow ah oo ay ku kacayso 3.2 milyan oo euro oo ay kooxdu qaab toos ah ugula wareegi karto xiddiga xagaaga.

Heshiiska ayaa lagu wadaa inuu noqdo amaah bilow ah oo ay ku kacayso 3.2 milyan

Kooxda Juventus ayaa doonaysa in ay xoojiso kooxda oo haatan u tartamaysa horyaalka talyaaniga xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga