Isku-aadka wareegga 4-aad ee Carabao Cup 2026/27 ayaa la sameeyay, waxaana soo baxay kulamo xiiso badan. Arsenal ayaa heshay koox ka ciyaarta League Two, halka Liverpool iyo Chelsea ay isku dhaceen kulan si weyn loo sugayo.

🏆 Isku-aadka wareegga 4-aad
- Fleetwood Town vs Arsenal
- Manchester City/Norwich City vs Brighton
- Everton vs Newcastle United
- Sunderland vs Brentford
- Liverpool vs Chelsea
- Bradford City vs Peterborough United
- Fulham vs Crystal Palace
- Bournemouth vs Aston Villa
Kulamada wareeggan ayaa la ciyaari doonaa toddobaadka bilaabanaya 26-ka October 2026.
Be the first to comment