DEG-DEG: Bayern Munich Oo Xaqiijisay In Thomas Tuchel Uu Kooxda Ka Tagi Doono Kooxda.

Bayern Munich ayaa shaacisay in uu Thomas Tuchel isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Thomas Tuchel ayuu saaran yahay cadaadis kadib markii laga badiyay kooxda kulamadii ugu dambeeyay ee ay kooxdiisu ciyaartay.

Bayern ayaa ku jirta kaalinta 2-aad ee Bundesliga halka ay qarka u saaran tahay in ay ka hadho tartanka champions League.

Kooxda reer Germany ayaa haatan xaqiijisay in uu Tuchel isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Tuchel ayaa horay looga caydhiyay kooxaha Chelsea iyo PSG sanadihii ugu dambeeyay.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga